HomeAll newsFilo Goordhow Barnaamij Cusub.(Dhagayso Goos-goos)

Filo Goordhow Barnaamij Cusub.(Dhagayso Goos-goos)

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan waxay goordhow baahin doontaa barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Duulaankii 11 Septembar ee 16 sano kahor lagu qaaday magaalooyinka Washighton iyo Newyork.

Barnaamijkan wuxuu suurad dhameystiran ka bixin doonaa waxa dhacay, saameynta ay yeesheen, halka uu maanta Jihaadka marayo, kahor duulaannadaas sida uu Jihaadku ahaa.

Waxaa ka qeybgalaya Barnaamijka Aqoonyahano iyo Culimada diinta Islaamka.

Halkan ka dhagayso Goos gooska Barnaamijka 11 Septembar sax

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular