HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Muhiim Ah.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Mowduuc Muhiim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mowduuc muhim ah oo taagan. Usbiican waxaa lagu lafa guray Itoobiya oo ay dalkeeda dagaallo iyo kacdoonno ka holcayaan iyo waxa u sababta ah in dowlad dhibkaas qabta ay Soomaalidu u hogato.

Waxaa ka qeyb galay dad aqoon durugsan u leh mowduuca, waxa kale oo lagu soo qaatay war-bixin muhim ah, wareysiyo iyo codad kala duwan oo shacab iyo DF isugu jira.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha 15-09-2017

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular