HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Go'aankii Ay DF Ka Qaadatay Qalbi...

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Go’aankii Ay DF Ka Qaadatay Qalbi Dhagax.

Diiradda jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa barnaamij lagu falanqeeyo hadba xaaladda taagan iyadoo laga qeyb galiyo dad aqoon u leh ama la socday mowduuca.

Maanta waxaa lagu lafa guray go’aankii ay golaha wasiirada ka qaateen muwaadinkii Soomaaliyeed ee ay Xabashida u dhiibeen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular