HomeAll newsDhageyso Dhuuxa Wareysiyada 05-01-1439Hijri.

Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada 05-01-1439Hijri.

Barnaamijka Dhuuxa waxaa caawa ku baxay Wareysi Aqoonyahan Maxamed Sheekh Axmed Lagala yeeshay khasaaraha shisheeyaha iyo dowladda so gaaray sanadkii tagay ee Hijriga,C/qaadir Cali Yarow oo ka hadlay Khilaafka udhaxeeya Maamul gobaleedyada iyo Dowladda,fadliga Zakada iyo qodobo kale.

Halkan Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 24 09 2017.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular