HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 09-01-1439.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 09-01-1439.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo qodobka ugu muhiimtan oo usbuuca taagnaa iyadoo laga qeyb galiyo dad xog ogaal u ah amaba uu quseynayo qodobka la lafa gurayo. Maantana waxaa barnaamijka lagu gorfeeyay xaaladda ka taagan magaalada Cadaado iyo khilaafaadka adag ee ka dhex jira DF iyo maamul goboleedyada.

 

Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 29 09 2017

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Dhuuxa waraysiyada
    Dhacdo wada sixiixiyo
    Dhambaal qiimo badan
    Iyo xog dhamays tirkeediyo
    Runaan lagu dhab caalayn
    Dhuuxaad ka helay saan
    Wariyaal dhug badanoo
    Dhinac marin xaqiidana
    Dhuuxaad ka helaysaan
    Dhinac yada is haystana
    Dhabti wawgarsooraa
    Cadaw dhuuf kuyimid iyo
    Muslim dhalada kii xiga
    Dhabtii way yaqaaniin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular