HomeAll newsDaawo Sawirro: Fantasyaha Ciida ee Magaalada Kuunya-Barrow.

Daawo Sawirro: Fantasyaha Ciida ee Magaalada Kuunya-Barrow.

Salaadaha Ciida kadib markii la tukto waxaa Wilaayaadka Islaamiga intooda badan ka dhacay Ciyaaro iyo fantasyo ay dadku aad ugu farxeen, waxaana Fatansyahaas soo agaasimey makaatiibta qaabilsan arimaha Dacwada.

Magaalada Kuunya-Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose waxay kamid tahay meelaha sida wanaagsan looga dabaal degay.

Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa kamid ah Xarig Jiid, Gacmo socod, iyo Ciidamo dhulka ku qorayay Kalimaad Islaami ah iyagoo isticmaalayay Usluub soo jiidasho leh.

Maadaama Soomaalidu ay ku raaxaystaan xafladaha ciyaaraha dibadda ee lagu qabto bulshooyinkooda, waxaa sidoo kale jirta qaddarinta sii kordhaysa ee farxadda ciyaaraha khadka tooska ah ee lagu ciyaaro guriga. Kaliya ka hubi ice-casino.dk tacabur aan la ilaawi karin oo ay ka buuxaan xamaasad, madadaalo, iyo fursado abaal marin leh. Goobtani waxa ay ku casumaysaa ciyaartoyga Af-Soomaaliga ah in ay ku dhiiradaan waayo-aragnimada ciyaaraha ee cajiibka ah.

Hoos Ka daawo Sawirro laga soo qaaday Ciyaaro iyo Fantasyo kala duwan oo Kuunya ka dhacay.

 

(bellarinova.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular