HomeAll newsBarnaamij Gaar Ah: Maxaa Sii Kordhiyay Xasuuqa Shacabka Doorashadii Farmaajo Kadib? (Dhageyso)

Barnaamij Gaar Ah: Maxaa Sii Kordhiyay Xasuuqa Shacabka Doorashadii Farmaajo Kadib? (Dhageyso)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij lagu falanqeeyay qodob hal-ku-dheggiisu yahay (Maxaa Sii Kordhiyay Xasuuqa Shacabka Doorashadii Farmaaji Kadib)

Barnaamijkan ayaa waxaa ka qeyb galay aqoonyahano kala duwan, siyaasiyiin iyo qurba joog, waxaana si gaar ah la isku dul taagay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gedo, Jubooyinka iyo Sh/hoose. Ugu dambeyntiina waxaa laga jawaabay sababta kordhisay gumaadka shacabka.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Gaarka Ah

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. lix dii bilood oo wax magaratadu u taqaan xiligii farmaajee dahabiga ahaa siday ku hadaaqaan caamada inteeda daba dhilifiinta ah juhaasha ah diin nacaybku indhaha tiray dhagahana awday qalbigana madoobeeyey imisa ayaa diiwaan gashan inay gaaladiyo murtadiintu dileen imisaa ku naafowday bal rugaha caafimaadka hala way diiyo warfaafinta xalaashaana hasoo bandhigto arintaas

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular