HomeAll newsBanaanbaxyo dib uga soo Cusboonaaday dalka Itoobiya.

Banaanbaxyo dib uga soo Cusboonaaday dalka Itoobiya.

Waxaa maalmihii tagay dib usoo cusboonaaday banaanbaxyo waaweyn oo ay dhigayaan dadka Itoobiya, kuwaas oo kasoo horjeeda nidaamka Tigreega  ee haya talada dalkaas.

Kumanaan Ruux oo shacabka Amxaarada iyo Oromada kasoo jeeda ayaa dibad baxyo waaweyn waxay ka dhigeen magaalada AdisAbaba ee caasimadda wadanka Itoobiya, waxaana ay codsanayeen in nidaamka talada haya uu maamulka wareejiyo.

Dadka waxay ku qeylinayeen erayo ka dhan ah Ra’iisul wasaaraha Itoobiya iyo guud ahaan xukuumadda dalkaas, waxaana ay sheegayeen iney sii wadi doonaan banaanbaxyada inta laga fulinayo dalabaadkooda.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular