HomeAll newsAl-Kataa'ib oo baahisay Sawirada Hubkii iyo Gawaaridii lagu qabsaday dagaalkii Buula-Guduud.

Al-Kataa’ib oo baahisay Sawirada Hubkii iyo Gawaaridii lagu qabsaday dagaalkii Buula-Guduud.

Mu’assasada warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirrada saanad milliteri oo ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay kusoo qabsadeen dagaal culus oo ay ku qaadeen deegaanka Buula-Guduud.

Sawirrada oo goordhow lagu nashriyay baraha Internetka waxa lagu arkayaa gawaari dagaal, Qoriyaal AK47 ah iyo noocyo kala duwan oo saanad milliteri ah.

Waxaa xusid mudan in dagaalkan ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dishey inkabadan 35 Askari oo katirsan ciidamo uu Maraykanku keenay deegaanka Buula-Guduud oo gobolka Jubbooyinka.

Hoos Ka daaawo Sawirrada Hubkii iyo Gawaaridii lagu furtay dagaalkii Buula-Guduud.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular