HomeAll newsXog Dheeraad Ah: Khasaare Culus oo Ka Dhashay Labo Weerar oo Ay...

Xog Dheeraad Ah: Khasaare Culus oo Ka Dhashay Labo Weerar oo Ay Al-Shabaab Ka Geysteen Degaan Hoos Taga Mandheera.

Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa labo weerar oo ay saqdii dhexe ee xayal askar ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka geysteen degaanka Lafey oo hoos taga degmada Mandheera degmada Mandheera.

Weeraran ayaa waxaa lagu ekeeyay labo xero oo ay deganaayeen ciidamada Boliska, waxaana askarta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab u suura gashay iney baacsadaan Kenyaatiga.

Ugu dambeyntii Al-Shabaab ayaa weeraran ku dilay 3 askari iyagoo gubay 8 gaari halka mid kale ay kaxaysteen. Intaa waxa dheer in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay furatay maxaabiis fara badan oo u xirnaa Kenyaatiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular