HomeAll newsIdiris: "Kenya Waxay Qarka Usaaran Tahay Burbur Iyo Dagaal Qabiileedyo Dhexdooda Ah"...

Idiris: “Kenya Waxay Qarka Usaaran Tahay Burbur Iyo Dagaal Qabiileedyo Dhexdooda Ah” (Dhageyso)

Idiris Xassan Faarax oo ah siyaasi ku dhaqan dalka dibadiisa, maalmahanna u dhuun-daloolay doorashada Kenya ayaa waxa uu sheegay in wadankaas uu qarka u saaran yahay burbur iyo in ay ka qarxaan dagaalo u dhaxeeya taageerayaasha Uhuru iyo Odinga.

Wuxuu sheegay in labadooduba ay dhaleen madax soo martay dalka, caadana ay u leeyihiin loollanka iyo khilaafka. Wareysigan oo aan Idiris ka qaadnay ka hor inta uusan Odinga qaadicin doorasahda ayaa waxa uu ku sheegay in colaada iyo doorashada oo fashilanta ay ku xiran tahay Odinga oo qaadaca, dabcan sidii ayaana dhacday oo xisbiga Nasa waxay sheegeen in lagu shubtay.

Culeyska Kenya uga iman kara khilaafka doorashada, waxaa usii dheer dagaalka milatari ee ay kala kulmayaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, oo shalay oo ugu dambeysay gacanta ku dhigtay afar gaari oo ay lahaayeen gudiga doorashada madaxtinimada dalkaas.

Halkan Ka Dhageyso Idiris Xassan Faarax

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular