HomeAll newsDhageyso Tarjamada Qeybta 2-aad Ee Wareysiga Axmad Imaan.

Dhageyso Tarjamada Qeybta 2-aad Ee Wareysiga Axmad Imaan.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka war-baahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay qeybta labaad ee wareysiga Axmad Imaan oo kamid ah mujaahidiinta kasoo tagay Kenya.

Xalqadan oo ay tarjuntay idaacadda islaamiga ah ee Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxay ku saabsan tahay wax yaabaha ay wadaadaha dowladda ku marin habaabiyaan bulshada, waxaana jira cadeymo uu soo bandhigayo kuna muujinayo waaqica dhabta ah iyo waxa la gudboon muslimiinta Kenya.

Halkan Ka Dhageyso Nuxurka Wareysiga Walaalka Axmed Iimaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular