HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Boobka Kheyraadka Iyo Duminta Dhaqaalaha Dalka.

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Boobka Kheyraadka Iyo Duminta Dhaqaalaha Dalka.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna falanqeeyo mawaadiic muhiim ah oo xilligooda la taagan yahay. Barnaamijka waxaa ka qeyb gala dad aqoon u leh amaba soo diraaseeyay qodobka la lafa gurayo, sidoo kale waxaa ka qeyb gala dad weynaha oo ra’yigooda ka dhiibta.

Maanta waxaa lagu falanqeeyay boobka lagu hayo kheyraadka wadanka iyo culeysyo ay wajahayaan ganacsatada Soomaaliyeed, waxaana ka qeyb galaya aqoonyahano ku kala sugan dalka iyo dibadda.

Ku Dhageyso Tayo Sare Diiradda jimcaha 11-08-2017

Ku Dhageyso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 09-06-2017

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular