HomeAll newsDegdeg: Gudoomiyihii Galgaduud Ee DF oo Caawa Lagu Dilay Hawl Gal Gaar...

Degdeg: Gudoomiyihii Galgaduud Ee DF oo Caawa Lagu Dilay Hawl Gal Gaar Iyo Toogasho Ka Dhacday Muqdisho.

Gudoomihii Galgaduud Maxamed Cali Cilmi

Gudoomiyihii gobolka Galgaduud ee DF Maxamed Cali Cilmi ayaa caawa lagu dilay hawl gal gaar ah oo laga fuliyay xaafadda Carafaat ee magaalada Muqdisho.

Sida aynu xogta ku helnay rag hubeysan ayaa beegsaday gudoomiyaha, waxaana lala dilay nin isaga la dhashay kadib markii uu isku dayay inuu dagaalamo.

DF ayaa muddo badan kadib ogaatay dhacdada, waxaana uu dilkan kusoo aaday iyadoo isla caawa degmada Dharkeenley lagu dilay Geedi Firdhiye oo kamid ah ergadii soo xushay xildhibaanada Baarlamaanka Hir-shabelle.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular