HomeAll newsDEG-DEG: Dayaxa Oo Madoobaaday iyo Wilaayaatka Islaamiga oo Salaadda laga tukanayo.

DEG-DEG: Dayaxa Oo Madoobaaday iyo Wilaayaatka Islaamiga oo Salaadda laga tukanayo.

Wilaayaadka Islaamiga iyo guud ahaan Caalamka ayaa waxaa laga dareemayaa in Dayuxu uu qeyb kamid ah madoobaaday, taas oo ah calaamad Rabaani ah oo lagu cabsi gelinayo dadka Kownkan ku nool.

Dayaxa ayaa qeyb kamid ah madoobaaday, waana markii labaad labo isbuuc gudahood oo uu Dayuxu madoobaaday.

Masaajidda Wilaayaadka Islaamiga ah ayaa laga tukanayaa Salaadda Dayaxa madoowaadka, waxaana dadku ay Alle ka baryayaan inuu Dayaxa sidiisa kusoo celiyo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular