HomeAll newsAqoonyahan: "Dhowr Qodob Ayaa U Sabab Ah In Farmaajo Dadku Nacaan oo...

Aqoonyahan: “Dhowr Qodob Ayaa U Sabab Ah In Farmaajo Dadku Nacaan oo Lagu Dibad Boxo” (Dhageyso)

Aqoonyahanka ayaa soo bandhigay asbaabo dhowr ah oo keneay in Farmaajo uu noqdo madaxweynihii ugu mucaaradada badnaa 10 sannadood ee ugu dambeeyay.

Maxamad Xassan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka ku dhaqan ayaa sheegay in Farmaajo uu ku fashilmay xilka madaxtinimo ee loo doortay horraantii sannadkan.

 

Shalay waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dibad baxyo waaweyn oo looga soo hor jeeday caburin iyo culeys ay DF iyo ciidamada shisheeye dul dhigeen shacabka, waxaana ay dibad baxayaashu dhakada sare ka koreen gaari ay wateen ciidamada shisheeye kaasoo ay gabi ahaanba la wareegeen.

Halkan Ka Degso Wareysiga Aqoonyahanka

(dfwwoundcarecenter.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular