HomeAll newsDegdeg: Qarax Culus oo Lala Beegsaday Gaariga Wasiirka Amniga Ee Jubbaland.

Degdeg: Qarax Culus oo Lala Beegsaday Gaariga Wasiirka Amniga Ee Jubbaland.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhoweyto qarax culus lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo galbinayay wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan.

Xogtu waxay ku waramaysaa in kolonyada lagu beegsaday degaan u dhaxeeya degmooyinka Luuq iyo Doolow oo lagu magacaabo Shaatilow, waxaana qaruxu uu haleelay gaariga wasiirka, inkastoo aan la ogeyn inuu saarnaa iyo in kale.

Wixii kusoo kordha waan soo gudbin doonnaa insha’allaah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular