Halkan Waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Risaalada Min Akhlaaqi Salaf ee uu qoray Dr Axmed Fariid.
Risaaladaan ayaa looga hadlayaa wax kamid ah Akhlaaqdii Salafka oo umaddu ay ubaahantahay inay daraaseyso oo ay barato,Halkan waxaan idin kugu soo Gudbinaynaa Casharada 7,8,9Aad ee risaalada min akhlaaqi salaf.
Kitaabka waxaa Luqada Soomaaliga ku sharaxaya Sheekh Jaamac Aadan oo kamid ah Culimada diinta islaamka.
Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 7″Aad Min Akhlaaqi Salaf