HomeAll newsDhageyso:Dersiga 6″Aad Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin

Dhageyso:Dersiga 6″Aad Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Min Xayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota dersigaan waa kii 6’Aad

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 6″Aad ee Suwar Minxayaati Taabiciin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular