HomeAll newsDhageyso:Dersiga 24″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Dhageyso:Dersiga 24″Aad ee Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin

Waxa aynnu ku guda jirnaa Bisha Ramadaan, waxaana idaacada ka socda Kutubo iyo risaalooyin ramadaanka iyo arimo kale ka hadlaya

Kitaabka Suwar Minxayaati Taabiciin ayaana ka mid ah daruusta socota,Halkaana waxaan idin kugu soo gudbinaynaa Dersiga 24″Aad.

Sheekh Cabdul illaah oo kamid ah Culimada diinta islaamka ayaa kitaabkaan ku sharaxaya Luqada Soomaaliga.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 24″Aad Suwar Minxayaati Taabiciin

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular