HomeAll newsDhageyso:Cashaada 27,28 iyo 29″Aad Kitaabka Min Akhlaaqi Salaf.

Dhageyso:Cashaada 27,28 iyo 29″Aad Kitaabka Min Akhlaaqi Salaf.

Halkan Waxaannu  idiinku soo gudbinaynaa Risaalada Min Akhlaaqi Salaf ee uu qoray Dr Axmed Fariid.

Risaaladaan ayaa looga hadlayaa wax kamid ah Akhlaaqdii Salafka oo umaddu ay ubaahantahay inay daraaseyso oo ay barato,Halkan waxaan idin kugu soo Gudbinaynaa Casharada 27,28 iyo 29″Aad ee risaalada Min akhlaaqi salaf.

Kitaabka waxaa Luqada Soomaaliga ku sharaxaya Sheekh Jaamac Aadan oo kamid ah Culimada diinta islaamka.

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 27″Aad Min Akhlaaqi Salaf

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 28″Aad Min Akhlaaqi Salaf

Halkaan Ka Dhageyso Dersiga 29″Aad Min Akhlaaqi Salaf

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular