HomeAll newsOgaysiis: Naga filo Barnaamij Cusub.

Ogaysiis: Naga filo Barnaamij Cusub.

Maamulka Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan wuxuu ogeysiinayaa dadka Soomaaliyeed ee ku taxan Webka Idaacadda Al-Furqaan in Idaacaddu ay goordhow bilaabi doonto barnaamij cusub oo socon doono bisha barakeysan ee Ramadaan.

Barnaamijkan waxaa lagu magacaabaa “Wax kabaro Taariikhda Islaamka”, waxaana ka qeybgalaya Aqoonyahanno Aqoon fiican u leh taariikhda Islaamka.

Barnaamijka wuxuu Idaacadda ka bilaaban doonaa 5 Ramadaan, waxaana dhagaystayaasha nagala socoda webka iyo baraha kale ee ay Idaacaddu isticmaasho u ballan qaadeynaa Inshaa’Allaah inaan usoo gudbin doonno.

Halkan ka dhagayso Goos gooska cusub ee Barnaamijka soo socoda.

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular