HomeAll newsDhageyso:Dersiga Labaad Kitaabka Min Akhlaaqi salaf.

Dhageyso:Dersiga Labaad Kitaabka Min Akhlaaqi salaf.

Halkan Waxaannu  idiinku soo gudbinaynaa Risaalada Min Akhlaaqi Salaf ee uu qoray Dr Axmed Fariid.

Risaaladaan ayaa looga hadlayaa wax kamid ah Akhlaaqdii Salafka oo umaddu ay ubaahantahay inay daraaseyso oo ay barato.

Kitaabka waxaa Luqada Soomaaliga ku sharaxaya Sheekh Jaamac Aadan oo kamid ah Culimada diinta islaamka.

Qeybta Hoose ka dhageyso Dersiga Labaad.

Halkan Ka Dhageyso Dersiga (2) Min Akhlaaqi Salaf.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular