Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah, waxaana maanta lagu soo qaatay mowduuc qaali ah oo ku saabsan soo dhaweynta Ramadaanka.
Halkan Ka Dhageyso DIiradda Jimcaha