HomeAll newsDhagayso:Dhuuxa Waraysiyada Alfurqaan.

Dhagayso:Dhuuxa Waraysiyada Alfurqaan.

Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaa lagu soo qaataa wararkii u dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho

Halkan Ka Dhageyso Dhuuxa Waraysiyada 04 05 2017.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Asc waxan halkan kasalamaya dhamaan bahda alfurqaan salan kadib walalayaal waxan idin leyahay jazakumullahu kheyran wanaga iyo kheyrka umada uhaysan aniga dalka dibadisa kusuganahay alxamdulilah sifican ayan ula socda alfurqaan waxa mar mar igu dhacda ina ifurmi waayo page ka an malmo dhagesan wayo wararka waxan jecla hadi ey jiran page kale oo ixtiyaad ah inan helo wa shukran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular