HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Diiradda jimcaha waa barnaamij mug weyn leh oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana usbuucan lagu soo qaatay mowduuc dhanka arimaha bulshada ah, kuna saabsan dhaqankii suubanaa ee Soomaalida.

RELATED ARTICLES

3 COMMENTS

  1. Asc dhamaan bahda reer Radio Alfurqaan sln kadib ugu horren Alle ayaa mahad oo idil iska leh Alxamdulillah bacdi xmdillah walaalayaa waad ku mahadsantihiin howlaha qiimaha badan aad umadda uheysaan rabbi haidin ka xifdiyo cadowga alle & cadow islamka , Allahuma Aamiin walaalayaa waxan idinka codsanyaa in barnaamijkaadka idacada aaad ka dhigtaan sidii horre mp3 ladejisan karo mahadsanidiin Jzakumullahu Kheyr Asc.

  2. Asc walalaha radio alfurqaan Masha Allah waad ku mahad santihiin barnamijyada aad inoo soo gudbisan ilahey ha idiin xafido ayaan idiin leeyahay jazakumullahu qeyran howlaha aad u haysan umada islamka halkiina kasii wata ayaan idiin leeyahay sc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular