Barnaamijka Dhuuxa waxaa Caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid yihiin falanqeyn ku aadan dhaqdhaqaaq Ciidamada Kenya ka wadaan Galgaduud.Raashin laga qeybiyay Bay.Roobab ka da’ay Bakool.
Qatarta saldhigga Milatari Turkiga ka furanayo Muqdisho iyo Qodobo kale.