HomeAll newsHalkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo todobaadle ah maanta waxaannu kusoo qaadanay Barashada Qur’aanka Kariimka.

Waxaa lagu faaqiday habka ugu fudud ee lagu xifdisiin karo Caruurta Qur’aanka,waxaana ka qeyb qaatay Macalimiin,Arday,Waalidiin iyo Marti Sharaf.

Halkaan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 24-03-2017

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular