HomeAll newsDhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Dhageyso Diiradda Jimcaha Oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay abaaraha ka jira wadanka iyadoo sidoo kale lagu soo gudbiyay macluumaadyo la xiriira hawlo gurmad ah oo ka socda gobolada ay ka taliso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Barnaamijka waxaa lagu soo qaaatay waraysi lala yeeshay Sh/Cali Maxamuud Raage Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyadoo ay ka qeyb galeen culimo iyo indheer garad.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular