HomeAll newsDhageyso CIA Iyo Sida Ay Uga Kalluumeysato Qalabka Electaronic-ga.

Dhageyso CIA Iyo Sida Ay Uga Kalluumeysato Qalabka Electaronic-ga.

Aaladaha casriga ah ee Electaronic-ga,  waxay qeyb ka noqdeen nolosha bulshada, taasoo keentay in sirdoonadu kusoo dhex dhuuntaan, oo ay xogo ka raadsadaan.

Iyadoo taa la ogyahay, ayaa waxaa jirta xogo muhim ah oo ay soo bandhigayaan aqoonyahanada iyo war bixin ay bishan daabacday Wikilekis islamarkaana soo bandhigeysa habab hor leh oo ka duwan qaabkii hore ee ay CIA-du wax uga basaasi jirtay aaladaha casriga ah sida:- telefoonada, computer-ada, gawaarida, tv-yada iyo wax yaabo kale.

Haddaba Halkan Ka Dhageyso

(valium)

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular