HomeAll newsHalkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.

Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Diirada Jimcaha.

Barnaamijka Diirada jimcaha oo todobaadle ah maanta waxaannu kusoo qaadanay xaalada Magaalada Bu’aale ee Jubada dhexe iyo marxaladihii ay soo martay ka hor maamulka islaamiga ah ee hadda kataliya Magaalada.

ka qeybgalayaasha Diirada.

 

1-Korneel Shariif Shaacir

2-Ugaas Cabdifitaax Cabduqaadir Cismaan

3-Ugaas Geedow Cabdi Cismaan

4-Xasan Maxamuud Raagge

Halkan Ka Dhageyso Diirada jimcaha 03 02 2017.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular