HomeAll newsDiiradda Jimcha: Muxuu Farmaajo Ka Badali Karaa Daciifnimada DF.

Diiradda Jimcha: Muxuu Farmaajo Ka Badali Karaa Daciifnimada DF.

Barnaamijka Diiradda jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee AL-FURQAAN ayaa waxaa maanta lagu lafa guray waxa uu madaxweynaha cusub ka badali karo daciifnimada DF iyo arimo kale oo muhim ah.

Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahano iyo indheer garad Soomaaliyeed.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 10-02-2017

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular