HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra'iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso)

Diiradda Jimcaha: Beesha Murusade Oo Mowqif Aadag Ka Qaadatay Ra’iisulwasaaraha Cusub. (Dhageyso)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle lagu falanqeeyo mawaadiicda muhiimka ah ee taagan, ayaa waxaa maanta lagu lafa guray ra’iisulwasaaraha cusub ee DF Xassan Cali Kheyre oo heysta dhalashada wadanka Norwey.

Salaadiin iyo nabadoono kamid ah beesha uu ra’iisulwasaaraha kasoo jeedo ee Murusade oo marti ku ahaa barnaamijka ayaa ka waramay taariikhdiisa iyo mowqifka ay ka taagan yihiin.

Halkan Ka Dhageyso Diiradda Jimcaha

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular