HomeAll newsDiirada oo looga hadlay heshiis laga gaaray khilaaf soo kala Dhexgalay Alshabaab...

Diirada oo looga hadlay heshiis laga gaaray khilaaf soo kala Dhexgalay Alshabaab iyo beello Soomaaliyeed.

Xarakada shabaabul mujaahidiin iyo beesha Cowramale ayaa ka heshiiyay khilaaf soo kala dhexgalay labada dhinac.

horay waxaa uheshiiyay xarakada shabaabul mujaahidin iyo jufada Gaabane oo katirsan Saleymaan.

Maxaa keena khilaafyda? sideena shisheeyaha kaga faa’ideystaan.? su’aalahaasi iyo kuwa kale ayaa la isku weydiiyay Diirada.

ka qeybgalayaasha Diirada Jimcaha.

1-Sheekh Cali Katiin

2-Nabadoon Cabdi shiilow

3-Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale.

Halkan Kala deg Diirada Jimcaha 07 01 2017

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular