HomeAll newsXukun Xad Gacan Goyn ah oo ka dhacay Magaalada Ceelcali.

Xukun Xad Gacan Goyn ah oo ka dhacay Magaalada Ceelcali.

xukunBoqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan Magaalada Ceelcali ee Gobalka Hiiraan ayaa isugu soo baxay goob fagaara ahiyagoo daawanaya xukun xad xuduuda allaah kamid ah.

Cabdi Maxamed Cilmi oo 29 Sanno jir ah una dhacay Dukaan Ayaa Xakun Xaddu Sariqah lagula fuliyay Magaalada Ceelcali ee gobalka Hiiraan.

Qaadi riday xukunka ayaa sheegay in Cabdi uu qirtay eeda loo soo jeediyay.

Dad badan ayaa xukunka kadib ku dhawaaqay allaah ayaa weyn.

Halkan Ka Dhageyso Codka Xukunka.

Degmada Ceelcali oo ah degmo istaraatiiji ah waxaa dhawaan ka cararay Ciidamada Itoobiya waxaana la wareegay Alshabaab.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular