Ciidamada shisheeye ayaa 11 qof ku dilay shabeelaha hoose.
Dhacdadaasi kuwa lamid ah oo ay gaysteen Amisom ayaa horay kaga dhacay gobalka.
qaar kamid ah shacabka ku dhaqan wilaayada shabeelaha hoose oo la hadlay alfurqaan ayaa dhacdadaasi ku sifeeyay mid naxdin leh oo aad ufool xun.
Waxay sheegeen gaalada soo duushay inay usoo duuleen baabi’inta dadka shacabka ah iyagoo aaan ukala baxsanan shabaab iyo shacab.
Waxay sheegeen waxa ku dhacay dadkii lagu laayay Ceelwareegow iy o duleedka Qoryooley aysan istaagi doonin ilaa la iska dulqaado soo duulayaasha.