HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Umuuraha Maraykanka.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Umuuraha Maraykanka.

diiradaBarnaamijka Todobaadlaha ah ee Diirada Jimcaha waxaa Maanta looga hadlay Marxaladaha uu Wajahayo Dalka Maraykanka Kadib Doorashadii Donald Trump.

Caqabaha haysta Soomaalida iyo dadka kale ee Muslimiinta ah ayaa lagu soo hadal qaaday Diirada.

Waxaa Ka Qeybgalay Suldaan Maxamed Garyare iyo Cabdullaahi Cali Hiirad oo labaduba ku kala sugan Swedan iyo Ingariiska.

Halkan Kala Deg Diirada-jimcaha-02-12-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular