Barnaamijka Diirada Jimcaha waxaannu maanta ku gorfeynay xaaladaha ka taagan Muqdisho si gaar ah Dhaca iyo Dhul Boobka Muqdisho.
Ka Qeybgalayaasha Diirada.
1-Aqoon yahan Maxamed Xasan.
2-Maxamed Axmed Guuleed.
3-Faarax Beylood.
4-Cilmi Xuseen Cali.
5-Suldaan Cabdiraxmaan Mahdi Jimcaale.
Halkan Ka La Deg Diirada-jimcaha-09-12-2016