HomeAll newsCali Maxamed Geedi"Musuqmaasuq iyo Cadaalad Darro ayaa Haraysay Doorashada"(Maqal)

Cali Maxamed Geedi”Musuqmaasuq iyo Cadaalad Darro ayaa Haraysay Doorashada”(Maqal)

KENYA SOMALIACali Maxamed Geedi waxa uu soo Noqday Reysulwasaare Dowladii Cabdullaahi Yuusuf,waxaana uu kamid ahaa raggii ugu horeeyay ee Itoobiya kusoo hogaamiyay Soomaaliya isagoo geeyay Villa Soomaaliya ee Muqdisho iyo Meelo kale oo dhaca Dalka Soomaaliya.

Cali Maxamed Geedi Haatan Waa Musharax utaagan Xilka Madaxtinimada.

 

 

Doorashooyinka Lagu qabtay xarumaha maamul gobaleedyada  ayuu Cali Maxamed Geedi sheegay in Musuq maasuq iyo cadaalad daro ay hareysay oo madaxda Dowladda ku tagri faleen hantida umadda.

 

Doorashooyinkii dhacay Dowladii Shariif iyo Tan xasan sheikh Cali Maxamed Geedi kama qeybgalin.

Waxaana la weydiiyay sababta uu xiligaasi isku sharaxin oo haatan uu utartamayo xilka madaxtinimada.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular