HomeAll newsDhageyso:Warbixin Ka Hadlaysa Xaalada Waxbarasho Ee Jilib.

Dhageyso:Warbixin Ka Hadlaysa Xaalada Waxbarasho Ee Jilib.

wikipedia-_microfoneDegmada Jilib ee Wilaayada islaamiga ah Jubooyinka Waa Magaallo kobceysa oo dadka ku dhaqan lagu maamulo shareecada raxmaanka.

Ganacsatada Magaalada ayaa gaaray horumar dhaqaalle markii magaalada ay camirantay oo la helay nabad Loo diiday dhiig.

Magaalada waxaa ka shidan mid kamid ah xarumaha idaacadda Andalus ee afka shabaabka ku hadasha.

Waxaa ka baxa warar iyo kutubo kala duwan oo ay ka faaideystaan Bulshada Magaalada.

Xalqada idinku soo wajahan waxaa xooga lagu saarayaa heerka waxbarasho madaarista Utrujah.Al-anwaar iyo Machadka Qurdhubah oo ay wax ku bartaan dad waaweyn iyo CarRuur.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta macaahida Jilib.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular