Dad badan Ayaa lacag Adag ku bixiya daawooyinka kiimikada ah iyagoo caafimaad raadinaya.
Dadkii hore waxay isku daweyn jireen dhirta iyagoo kala garanayay geedaha iyo wax galgooda.
Xiligaan Hadda Waxaa Muuqanaya in loo soo laabanayo dhirta iyadoo aadanaha u isticmaalaan waxyaabo badan oo caafimaad ahaan muhiim u ah noloshooda.
Dalka Soomaaliya oo hodan ah waxaa ka baxa geedo badan oo kuwana la arkay wax galkooda marka la tijaabiyay kadib halka kuwa kalana aanan wax badan laga aqoonin.
Hadaba Diirada Jimcaha oo Aalaaba Lagu soo qaato mawaadiic kala duwan oo dhanka siyaasada iyo arimaha bulshada ku qotoma ayaa maanta waxaa lagu faaqiday faa’iidada dhirta ay uleedahay Bani’aadamka.
Waxaa ka qeybgalay oo Marti ku ahaa Sheekh Suldaan Maxamed oo kamid ah Mas’uuliyiinta Mujaahidiinta Alshabaab iyo Injineer Owgaab.