HomeAll newsDhageyso: Sheekh Fu’aad oo jeediyay muxaadaro salaadda ku saabsan.

Dhageyso: Sheekh Fu’aad oo jeediyay muxaadaro salaadda ku saabsan.

sheekh fuaadSheekh Fu’aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah culumada diinta islaamka ayaa  qabtay muxaadaro salaadda ku saabsan.

Waxa uu si qotta dheer kaga hadlay dembi dhaafka saladda laga helo iyo ruuxii salaad saxan dukada in uu ku janno tegayo.

Sheekhu wuxuu ka sheekeeyay dadka guryaha ku tukada, kuwa salaadda qaar ka taga iyo qofka aan tukanba iyo ciqaabdta ay leeyihiin.

Dad aad u fara badan ayaa isugu soo xoomay goobta muxaadaradu ka dhaceysay oo ka mid ah dhulka shareecada islaamka lagu maamulo.

Dad badan ayaa salaadda dayaca waxaana sheekhu kuwaas u jeediyayd Dar daaran muhiim ah.

HALKAN KA DHAGEYSO MUXAADARADA CUSUB.

 

RELATED ARTICLES

3 COMMENTS

  1. Allahu akbar runtii waad mahadsantihiin radio alfurqan waa wiil dagan xerada qaxotiga kakuma kenya gobolka turkana aad ayan ugahelay wacdi qaabkuu u soo jeediyay shekha lkn nosoo badiya kuwii hore noo dhafay webka nosoo dhiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular