HomeAll newsBiyo Maal iyo Shabaabul Mujaahidiin oo Ku Kulmay Shabeelaha Hoose.(Maqal)

Biyo Maal iyo Shabaabul Mujaahidiin oo Ku Kulmay Shabeelaha Hoose.(Maqal)

micXarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyo beesha biyo maal ayaa kullan ku wada yeeshay Magaalada Kuunyo barow ee Shabeelaha Hoose.

Kullanka oo socday maalmo ayaa waxaa laga soo saaray qodobo dhowr ah,waxaana kamid ah.

in Beesha ay doorato hoggaan,

in Beesha ay iska fogeysay maleeshiyaad shisheeye kalkaal ah oo ku abtirsada beesha.

in biyo maal ay garab taaganyihiin camalka jihaadiga ah iyo qodobo kale.

Halkan Ka Dhageyso Bayaanka.

Waaliga Gobalka oo kulanka ka hadlay ayaa Biyo maal kula dardaarmay inay oofiyaan balanta islamarkaana ay gacanta qabteen dhalinyarada dabka lagu shidayo ee shisheeyuhu ku xareeyay qeybo kamid ah gobalka.

HALKAN KALA DHAGEYSO KALIMADA ABUU USAAMA.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular