HomeAll newsXasan Fayooke oo Laga Wareystay Siraaca Suuriya.(Maqal)

Xasan Fayooke oo Laga Wareystay Siraaca Suuriya.(Maqal)

XalabDhulka Shaam gaar ahaan Suuriya waxaa ka socda hardan udhaxeeya quwado shisheey.

Dowladda Ruush-ka iyo Maraykanka ayaa Ku Loolamaya Dalka Iyagoo kala Taageeraya Maamulka iyo Kooxo Mucaarad ku ah.

Ruush-ka Waa uu Cadeystay Hagar daamadiisa ka dhanka ah Ahlu sunaha Suuriya waxaana uu si ba’aan oo aan kala sooc lahayn uduqeynayaa Magaalada Xalab Halka Maraykanku uu ku dhaqmayo hab laba wajiile ah.

Xukaamta Carbeed sida Sacuudiga iyo Shiicada ay horkacayso Iiraan ayaa qeyb ka ahaa siraaca Socda.

Xasan Fayooke oo ah Aqoonyahan Dalka Dibadiisa Ku sugan ayaa uwaramay Alfurqaan waxaana uu faafaahiyay hadda halka uu marayo Loolanka Suuriya.

HALKAN KALA DEG WAREYSIGA FAYOOKE.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular