HomeAll newsDhageyso:Wilaayada Hiiraan oo Ammaantay Reer Halgan.

Dhageyso:Wilaayada Hiiraan oo Ammaantay Reer Halgan.

micMagaalada Halgan ee Gobalka Hiiraan ayaa saaka ku waabariisatay nabad kadib markii ay ka baxeen ciidamada Itoobiya.

Shalay galinkii danbe boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay fagaara ku yaala magaalada halkaasi oo ay ka hadleen mas’uuliyiin katirsan mujaahidiinta Alshabaab..

Waaliga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan oo goobta ka hadlay ayaa shacabka Hiiraan ku ammaanay wada shaqeynta ay la lahaayeen mujaahidiinta iyo sida aysan usoo dhaweysan gaalada ka carartay magaalada.

Waxa uu soo hadal qaaday meelaha Hiiraan katirsan oo ay ka baxeen ciidamada Itoobiya.

Dhageyso Kalimada Waaliga Hiiraan.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular