HomeAll newsDhageyso:Khayraadka Soomaaliya oo Laga Sheekeeyay.

Dhageyso:Khayraadka Soomaaliya oo Laga Sheekeeyay.

micCabdisalaam Maxamuud Cali oo ah indheer garad wax badan usoo joogay ayaa Wareysi siiyay idaacadda Alfurqaan.

Waxa uu ka hadlay waxyaabo badan oo allaah uu ku manaystay Giyiga Soomaaliya.

Shisheeyaha Soomaali kusoo duulay ayuu ku tilmaamay inay yihiin kuwa doonaya inay gurtaan khayraadka dalka.

Dowladii Siyaad Barre oo ku dhaqanka diinta ay kala fogaayeen ayuu sheegay inay ahayd dowlad wadani ah oo meel adag ka joogtay boobka khayraadka.

Tan Hadda jirta ayuu Cabdisalaam ku sifeeyay inay tahay Dowlad Dabo dhilif ah oo ay dhisteen kuwa boobaya khayraadka dalka Soomaaliya.

HALKAN KALA DEG WAREYSIGA CABDISALAAM.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular