HomeAll newsDhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Bixista Ciidamada Itoobiya.

Dhageyso:Diirada Jimcaha oo Looga Hadlay Bixista Ciidamada Itoobiya.

diiradaBarnaamijka Diirada Jimcaha Waxaa Todobaadkaan lagu faaqiday Tilaabada Dowladda Itoobiya Ciidamadeeda kala baxday Qeybo kamid ah Soomaaliya iyo waxa usababta ah.

Waxaa Ka Qeyb galay Sheekh Jaamac Aadan.Sheekh Cabdul ilaah iyo Injineer Maxamuud.

Aragtida Dadweynaha ayaa lagu soo gudbiyay Barnaamijka.

Halkaan Ka Dhageyso Diirada-jimcaha-28-10-2016

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular