Ciidamada Itoobiya ayaa maalmihii dhaweyd ka baxay Magaalooyin dhaca koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.
Dadkii ka barakacay iyo kuwa ku haray Magaalooyinka ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya ayaa si aad ah usoo dhaweeyay ciidamada Itoobiya ee Ka Cararay Qeyb kamid ah wilaayaadka.
Abuu Ayman oo kamid ah dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dhulka uu kataliyo maamulka Somaliland ayaa lasoo xeriiray idaacada alfurqaan isagoo umadda ugu hanbalyeeyay jabka soo wajahay xabashida Itoobiya.
Waxa uu ka hadlay waxa keenay in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen qeybo kamid ah dalka.