HomeAll newsCiidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegay degmada Afgooye.

Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegay degmada Afgooye.

img_365258-2c8552-845532-7c6728-847236-2918a1

Galabnimadii maanta ayaa dagaal xoogan waxay Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku galeen degmada Afgooye oo 30 KM u jirta magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Soomaaliya.

Dagaalka oo ah mid xoogan islamarkaana si weyn looga maqlayo meelo ka baxsan Afgooye ayaa lasoo sheegayaa iney Mujaahidiintu ku gacan sareeyaan, islamarkaana gacanta ku hayaana inta ugu badan magaalada Afgooye.

War kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarka, waxaana ay xaqiijisay iney gacanta ku hayaan degmada Afgooye.

Ciidamada Shisheeyaha Amisom iyo kuwa dowladda Federaalka ayaa garan la’ halka laga soo galay, waxaana ay ka war heleen un iyadoo magaalada ay dhex taaganyihiin Mujaahidiinta.

Ciidamada dowladda ayaa u cararay dhanka magaalada Muqdisho.

Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.

RELATED ARTICLES

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular