HomeAll newsWilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose oo si wanaagsan looga ciiday. (...

Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose oo si wanaagsan looga ciiday. ( Sawirro)

4Deegaanka Kuunya-Barrow oo kamid ah deegaannada hoos yimaada magaalada Baraawe ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellaha hoose ayaa kamid ah meelaha sida wanaagsan looga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Boqollaal katirsan dadka Muslimiinta ah ee degan Kuunya-Barrow iyo Mas’uuliyiin katirsan maamulka deegaanka, Culimada diinta Islaamka ayaa ku tugtay Salaadda fagaare weyn oo loo cayimay.

 

Hoos ka daawo Sawirrada Salaada Ciida.

23456789101112

1

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular